Somali Hayaan project
Mind in Harrow is sorry to tell everyone that funding for Hayaan, the Somali project, has ended and will close on 1st September 2024.
Mind in Harrow way ka xuntahay inay ogaysiiso qof kasta in maalgelintii Hayaan, mashruuca Soomaaliga, uu dhammaaday oo uu xidhmi doono 1-da Sebtembar 2024.
Waxa jiri doona laba aqoon-is-weydaarsiyo kale oo ka dhacaya 8-da iyo 22-ka Agoosto goobta:
Xarunta Harrow Healthy Living, 38-40 High Street, Wealdstone, HA3 7AE.
Dhammaan hawshii kiiska ee fool-ka-foolka way dhammaatay, ma aqbaleyno gudbin cusub oo Hayaan ah.
Haddii aad u baahan tahay inaad qof la hadasho, waxaad kala xiriiri kartaa khadka taageerada caafimaadka dhimirka ee 020 8426 0929 iyadoo shaqaalahayada macluumaadka iyo talada ee heeganka ah ay ku caawin doonaan.
Waxaan ku riyaaqnay waqtigeena la shaqeynta xubnaha bulshada Soomaaliyeed si aan u wanaajino caafimaadka iyo ladnaanta dhimirka Harrow. Waxaan aad uga xunnahay in Hayaan ay si dabiici ah u dhammaatay ka dib sanado badan oo si wadajir ah loola shaqaynayay dadka Soomaaliyeed si ay u helaan mashruuceena iyo xirfadlayaal la wadaagay waqtigooda iyo khibraddooda si loo hubiyo in aan awoodno inaan daboolno baahida maxalliga ah.
Haddii aan helno maalgelin mustaqbalka, waxaan qof walba ku ogeysiin doonaa mareegahayaga marka mashruucu dib u furmi doono.
Mind in Harrow is sorry to tell everyone that funding for Hayaan, the Somali project, has ended and will close on 1st September 2024.
There will be two more workshops on the 8th and 22nd August at:
Harrow Healthy Living Centre, 38-40 High Street, Wealdstone, HA3 7AE.
All one-to-one casework has finished, and we are not accepting any new referrals for Hayaan.
If you need to speak to someone, you can contact our mental health support line on 020 8426 0929 and our dedicated information and advice workers will be able to help you.
We’ve enjoyed working with members of the Somali community to improve mental health and well-being in Harrow. We’re sad that Hayaan has come to a natural end after many years of working together with Somali people accessing our project and professionals who have shared their time and expertise to make sure that we could meet local needs.
If we receive funding in the future, we’ll inform everyone on our website when the project will re-open.